Halkuu ku dambeeyay Qorshihii la doonayay in Muqdisho lagu keeno Hogaanka Ahlu Sunna ?

Waxaa shalay ilaa xalay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka socday kulamo xasaasi ah oo looga arinsanayay dagaalkii magaaladaasi ka dhacay ee sababay in dowlada isku soo dhibaan hogaanka Ahlu sunna iyo ciidankooda. Waxaa sidoo kale kulamada ka socday magaalada Dhuusomareeb looga arinsanayay sida laga yeelayo hogaanka Ahlu sunna ee diidanaa jiritaanka maamulka uu … Continue reading Halkuu ku dambeeyay Qorshihii la doonayay in Muqdisho lagu keeno Hogaanka Ahlu Sunna ?